Ila'qosal
Bari baa nin reer waqooyi ah oo joogay magaalada Muqdisha wuxuu galay makhaaxi (biibito) cunto ayuu ka dalbaday markii loowada keenay ee uu cunay ,buu kacay wuxuu u dhaqaaqay xagii uu ka xigay ninka maqalka haya ... ninkii maqalka hayey baa shaqalihii makhaaxid ku jiri muxuu qabaa ninkan ....shaqalihii makhaaxid ( kabayeerigii ) baayidhi wuxuu qabaa ninkan
LABO MOOS ,SAXAN BAASTO IYO BARIIS, BILEER HILIB AH IYO KOOB BIYO SHARAABA
Ninkii reer waqooyi ahaa ayaa shaqalihii makhaaxid ( kabayeerigii ) kuyidhi WAR XISAABTA SHEEG BAALAGUYIDHIYE .....YAA KU YIDHI WAXAAN CUNAY DADKA U SHEEG KKKKKKKKKKKK
Ila'qosal
Gabadh(naag)reer koonfureeda ayaa maalin waxay timid xarun kamida xarumaha dahab shiil ; markaa waxay la hadashay ninka maqalka haya oo tidhi lacagta ka soo celi BAARDHEERE
ninka maqalka baa gabadhii ku yidhi ninku magac xumaa ,Gabadh(naag)reer koonfureeda oo fahmin baa tidhi lacagta ka soo celi BAARDHEERE .....ninka maqalka baa gabadhii ku yidhi ninku magacii ... markaas bey tidhi hebel hebel...oo baardheere jooga ...markaas buu yidhi oo mamagaalaa ,haa beytidhi ... halkaa markey mareyso ayaa ninkale reer waqooyi ah baa yidhi oo meesha joogay ma' lacagtii aad dirtay kugu soo celiyeen (waaba nimceysatay)
Gabadh(naag)reer koonfureed baatidhi ninku magaaladii aan lacagta ugu diray ayuu ka tagay
ninkale reer waqooyi ah baa yidhi oo magaaladu ka tagay waa xagee , waxay tidhi BAARDHEERE ....intuu qoslay buu yidhi anagu waxkale baan u naqaanaa...laakin dumar meesha joogay yidhi waa magaalo iyo maxay wali magacan u wadaa kkkkkkkkkkkkkk iyo mey garan !!!!!
Ila'qosal
Bari baa nin reer waqooyi ah ayaa wuxuu yimid magaalada Muqdisha xaafaduu daganaa xaafad ku naban jaarkiisa ...reer daganaa ayaa la yidhi gabadhooda dhashay , markaa ninkii reer waqooyiga iyo gabadh reer waqooyi ayaa doonayey inay isbitaalka ku soo booqdaan gabadhaa dhashay iyagoo waxoogaa sharaaba iyo cunto u wada! markii ay u soo dhawaadeen halkii ay umushu joogto ayey weydiiyeen qof meesha ka dhawaa gabadhaa maxay dhashay ? Cunug.... ninkii reer waqooyiga iyo qoftii dumar aheyd Cunug aa u gooyey!
waxay ku celiyeen maxay dhashay ??
qofkii meesha ka dhawaa ayaa ku celiyey Cunug
ninkii reer waqooyiga iyo gabadh reer waqooyi aheyd oo fajacsan baa yidhi Illaahay baa siiyey Curiga ( ninkaa reer waqooyiga waxaa lagu naa-neeysaa ...Birmighamuk )
Ila'qosal
Bari ayaa nin reer waqooyi casuumay nin reer koonfureedda, ninkii reer koonfureedkana waa ajiibay casuumada,maalintii Casuumada ayaa ninkii reer koonfureedka loo keenay cunto caynba cayn ah,
markuu dhargay nin reer koonfureeda ayaa uu cuntadii dhameystiri waayey, wuxuu ku yidhi ninkii guriga lahaa waan yara leer leer sanayaa waxoogaa( neecawda yara qaadanayaa)
ninkii guriga lahaa wuxuu u qaatay ninku inuu leeyahay waan yara neef neefsanayaa,markaas buu xaaskiisi ku yidhi heblaayaa girgiraha shid ( burjikada daar)oo uunsi ku rid ninku wuu neef neef sanayaaye!!! jacnii ninku wuu d...s dh...sayaa kkkkkkkkkk
Ila'qosal
Ninbaa bari nin raadinayey markaas buu dad meel fadhiya ku yidhi hebel mataqaan ? markaas baa mid haa ugu jawaabay ,markaas ninkii wax raadinayey yidhi I'tilmaam , ninkii meesha joogay baa yidhi waxaa tahay nin dheer , dhago dhaadheer ,bidaar weyn oo calookusan leh, walina madoow !!
ninkii wax radinayey ayaa xanaaqay yidhi icaay kuma orane itilmaam baan ku iri.
Markaas buu yidhi wadadaas ayaan qadayaa waakaa ,ninkii meesha joogay baa jidhi madaa ku dhicikara inaad qaado wadadan... dowlada imisa qarash baa u aga baxay.
Ila'qosal
Bari ayaa nin baayoc mushtari pakistan yimid, markuu soodagay dhalin yaro somalia ah
ayuu helay nasiib wanaag,subaxii iyo maalintii kuxigtay wuxuu arkay uun niman bidaar wada leh , markaas buu intuu is heyn waayey yidhi war niman yahaw maxaa bidaarta idiin wada yeelay!... halmar ayaa qosal laladaatay,
mid baa soo boday yidhi waa sida qurbaha timaha loo xiirto!!!!yacnii waa hab cusub.
Ila'qosal
Nin baa bari miyi ka yimid markaas buu makhaaxi galay cunto is yidhi dalbo wuxuu dalbado garanwaayey markaa digir ayuu dalbaday
markii loo keenay oo uu waxoogaa xunay ,ayuu wuxuu arkay ninkale oo xagaa ka xigay intuu baasto dhameeyey yidhi biis markaas ayaa saxan baasto kal lookenay,
markaa xariif tuulo intuu digir tii dhameeyey yidhi biis biis
markaa kaba yeerigii( dabaaqii) ayaa saxan kale oo digira u keenay! wuu iskaga tagay makhaaxidii, wuu tagay meel fanaanka heesayo markii ay heesta dhamaatay dadkii wada qeyliyey yidhaahdeen biis biis biis, xariif tuulo intuu qeyliyey yidhi arey dadow biis is kala hera waa can buulo wadkeed (dadow biis iska daaya waa digir Uun)
Ila'qosal
Bari ayaa nin wuxuu yimid dalka mareekanka muddo yar markuu joogay
oo wax yar kala bartay magaalada yidhi waan soo adeeganayaa wuxuu soo gaday
Hilibka shiid shiidan (Duqada) ee lagu talagalay bisadaha iyo eyda,
isagoo karin raba nasiib wanaag nin baa arkay oo u sheegay in uu yahay
duqadii(shiidshiid) logu tala galay eyda iyo bisada,
Markaas buu,yidhi
wagar tan haddaad wax soogadatana kuma ogala ,war waa baruure balcun!!.
Bari baa labo nin oo reer miyi ah caano geel ka dhargeen saacaduna waa fiid... waxay isku kala baxsheen labo sariir ka sameysan catiir ...maqaaxida agteeda cirkay eegayaan
ninbaa yidhi :- Dayaxu wuu kabash kabash leeyahay
ninkii kale :- oo haduu kabash kabash leeyahay ma' kabaad u tolilaheyd
ninbaa yidhi:- oo hadaan u talo miyaad ka qaadan laheyd !!
oo hadaan ka qaato miyaad idililahyed
oo hadaan ku dilo miyaad Ooyi lahyed.......intaas markii kala gaartay , la kala celiyey
By:-Yaasiin
shinbir@saaxil.net
webmaster@saaxil.net