Ka faa'ideyso Suuradahan Quraanka iyo Digriga Alle








1.
Suurada u hooyo ah Suuradaha Quraanka
waa Suurada Alxamdulilaah
Halkan ka dhayso


2. Hadaad saddex goor akhrido Suurada Quluwale waxay lamid tahay adoo Quraanka wada akhriyey
hal goor hadaad akhrido Suurada Quluwale waxay lamid tahay adoo Quraanka seddex qeyb marka loo qeybiyo , qeyb akhriyey,
Halkan ka dhayso


Gurigaan laku akhrin Suuratu Tabaarak
wuxuu la mid yahay qabuur
Halkan ka dhayso


3. Qofkii akhrista Suuratu kaaf
waxaa laga xijaabaa masiibooyinka dajaajucawar iyo dhibaatooyinka
Halkan ka dhayso


4. Gurigii lagu akhriyo Suurada Albaqra
jinka iyo shayaadiintu masoo galaan
Halkan ka dhayso


5. Qofka aan akhrin karin Quraanka ama ku adag yahay waxaa u fiican in uu ku celceliyo , oo in badan xuso Allaah
Halkan ka akhri