Gabayo



Gabay dardaaran ah Caliyow Xasuuskugudilay


Abwaan jaamac kadiye oo ka gabyey ...Dadka intey wanaag sameeyaan hadana xumaan qasanaya Weysada hadeynina Tan waaleyska wadayaaye



Allahayaw Baxnaanada
Allahayaw Baruudkiyo

Mubaarak mohamed Nuur

Gaariye oo yidhi doorashadu nabad ayey noogu dhaceysaa...wadnahaa farta ku hayaa !!!
Waxbaan garaabayaa...waxbaanse gocanayaa!!!


"Silsilad Heeso dhaqameed ah Halkan waxaanu ku soo bandhigaynaa Silsilad dhaqameed ay is dhaafsadeen gabadh la yidhaahdo Canbaro Axmed Nuux iyo nin la yidhaahdo Cismaan Ibraahim Warsame (Hurre Walanwal) Hurre waxay walaalo yihiin abwaankii weynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi). Silsiladan oo kaftan iyo haasaawe ku dheehan tahay waxay dhexmartay labadaa qof ee aynu soo magacawnay. Silsiladani waxay bilaaban tahay lix-dameeyadii (1960) waxayna ka dhacday deegaanka gobolka Sool nawaaxiga Buuhoodle. Waxaanu isku dayi doonaa inaanu idiinku soo gudbino silsiladan qoraal iyo dhegeysiba. Waxa silsilad dhaqameedkan duubay Yuusuf Cismaan Cabdule (Yuusuf-Shaacir) isagaana noo soo duwiya

ghees Qaybtii koobaad..

lol Qaybtii Labaad ..

lol Qaybtii Sadexaad






Qaadka, Max'ed X Cali


Qaaddow adaa leh



Allah ha u naxariistee Abwaan Cabdullahi Suldaan "Timacadde"
waxaa gabaygii Calan saarka uu katiriyey iyo labo kale oo maqal ah

Maxamed Xaaji Ismaciil Maxamuud [Barkhad Cas] ( Allah ha u naxariistee )
Gabayadii Halgamaagii Weeynaa ee Barkhad Cas waxaan ka dooranay Cutubyadaan :

Sayid Maxamd Cabdille Xassan ( Allah ha u naxariistee )
Mid kamida Gabayadiisii Dhaxalgalka ahaa oo uu tiriyey intii halganka uu kula jiray Ingiriiska waxaa kamid ahaa

guurow Maxamed Gacal Xayow ( Allah ha u naxariistee )




Sifaalada adduun

back