
ASalaamu calaykum waraxmatu llaahi wabarakaatu
Salaam ka dib waxa halkan hogaanka sare ee xisbiga UDUB WALES dhamaan umada reer somaliland ugu hanbalyaynaynaa bisha barakaysan ee ramadaan anagoo
Ilaahay uga baryayna umadayada inuu bisha barakaysan khayrkeeda iyo barakadeedaba siiyo
Ilaahayna waxanu uga baryaynaa inuu nabadqab iyo barwaaqo ugusoo celiyo sanad walba
BILATEE BILKHAYR
Hogaanka sare ee
UDUB WALES

|