
Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuun Chief Caaqil Rashiid Adan Xasan ,Anagoo ka tiraanyeysan geeridaasi Naxdinta leh waxaan tacsi u diraynaa Qoyska Marxuunka gaar ahaana Xaaskiisii Marwo Sacdiyo iyo Caruurtiisa ilma Rashiid adan Xasan oo aanu ka tacsideynayno Marxuunkaasi Chief Caaqil Rashiid Adan Xasan oo ku geeriyootay Magaalada Hargeysa Saaka Waaberigii Caasimada Hargeysa 01-02-10
DHamaan ehelada iyo qaraabada Sida Xildhibaanada ,Chief Caaqilada , iyo Ehelada kale ee hoos ku xusan ,iyagoo ka tiraanyaysan geerida timi waxay tacsi u dirayaan Qoyska Rashiid Adan Xasan Gaar ahaan Xaaskiisa Sacdiyo oo aanu ka tacsideynayno Marxuunkaasi oo ku geeriyooday Hargeysa 01/02/10 .
waxanu leenahay Illahay samir & iimaan ha idinka siiyo , marxuunkana waxaanu Eebe uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
*Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile.
* Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.
1-Chief Caaqil Cabdi Siciid Amare.
2- Cheif Caaqil Yuusuf Ibraahim Cabdi(Shanfool).
3- Mustafe Adan Cali (Mustafe Shanle).
4- Maxamed Xasan(Ina Xasan Gini).
5- Aniis cabdi Muxumed.
6- Yuusuf DaahirMuxumed.
7- salebaan cumar Joog.
8- Muj Cabdiraxmaan cawil Xasan .
9- Mowliid cismaan.
10- farxaan yuusuf.
11- Cumar Cabdilaahi Yaasiin.
12- Maxamed Daahir Axmed X.Adan.
13- Maxamed Adan Shanle iyo Qoyskiisa.
14-Mukhtaar adan shanle Iyo Dhamaan Qoyska Reer Adan Shanle.
15-Shucayb Maxamed Nuur.
16-Ibraahim Raabi .
17-Maxamed Daahir Axmed X.Adan.
18. Adan Yusuf Cilmi.
19.Cabdilaahi Ismaciil Adan(Ina Direys).
20-Maxamuud Cali Axmed(Jaadhi).
21-Mustafe Maxamed Yoonis(Mustafe waxdad).
23. Xaliimo Gurey Daahir.
23. Xasan Gurey Daahir.
Marxuunka waxaanu ILLAHAY uga baryanaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.
Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
By:-
Adan Yusuf Elmi
Birmigaham
UK.
