
DHamaan waad salaamantihiin muwaadaniinta reer somaliland iyo shabakada saaxilnews.
waxay tusaale kabixinaysaa maansadani saadaasha guud eec somaliland gaar ahaan xaga nabada iyo barwaaqada taala dalkeena.
Somaliland dalkeena dugsiweeye nabadoo
Doog iyo ugbaadbadananoo
Duriyadoo soojireenoo
Ducadoodu aqbaltahyoo
Daawashada uwacnoo
Dalxiis lagu yimaadoo
Daalana kutaalo suradina udheertahay
Dooxooyin waawaynoo nugaaliba u caantahayoo
Degel weeye nabadoo
Dalsan laguriyaaqoo
Somaliland dalkeena dugsi nabad ku caanbaxay
Dulmigiyo xadkudubkaba neceb
Difaaceedu adagyahay
Dalsankii barbaartoo
Daahir laguyaqaanoo
Deeqduna udheertahay
from:- AHMED ADAM (JIDDE)
Geneva
SWITZERLAND.
