Berbera ciidna uma maqna ceelna uma qodnaa
marwlba maqlada waxaan ku arka iydoo berbera laga dardar warinaya








marka hore waxaan salaamayaa dhamaa bahda saaxil net sida wanagsan ee ay rayiga u soo gudbiyaan iyo wararka dallka :-

hadii aan ka hadlo rayigayga ama aan cabiiro waxaan leyahay berbera ciidna uma maqna ceelna uma qodnaa ;marwlba maqlada waxaan ku arka iydoo berbera laga dardar warinaya wabisedkad gashba waxaa ka muuqada calcalka berbera ama aan idhahdo gobolka saaxil,

be sida looga daar daar warinayo hadii aan u gudbo hadlkayga waxaan leyahay berbera jaliyada u dhashay ee qurba jogana waay baylihiyeen meelkstoy jogaanba ku wadanka guduhisa jooga ee u dhashay ama kasoo jedaa degaan ahn ee kamdxdaana wabay cuunen waxaan maqli jiiray bisada ayaa ilmheda cuunta kuwsi wabay cuunen magldii iyo gabolkii saxiil ,

waay cuunen waxaan ugaa jedaa berbera iskdaa waxaa looqabto dhaqlahaa ka soo baxaa ayaa lugu dagri faraa oo magloyinka kale lugu dhisaa habaa cunane haday berbera uun ku dhisii lahayeen waxaa ka muqaan lahaa guuryo qurx badaan lacgta ka soo bxada waxaay ku dhcdaa jebad dad tiirsan,

hadba hadii aysidaa tahay berbera dawldana madhiisot shiciibka udhshynaa madhiso yaa umaqaan riyaale malin walba dhagxbuu dhigaa wax u ku soo kor dhiyana ma argno waxaan lenahay riyalow dhagaxaad berbera dhigysiid intaad ka daysiid adiga iyo uduba lacg ayaa waxaa dhiista marka dhagxa meel ladhiga mcanabadan ma sameye baltii aad gashay markii aad rabtay in lugu doorto mad fulin kumana dornayno hadii aan nahay reer saxiil waxaan leyahay marbaa layna dagay ee yaan marlabaad layna dagiin dhamaan reer somaliland iyo reer saxiilba

dadka quurba jogana waxaan leyahay ee reer saxiil dadka kale ee qurba joga goblkay doonan haka soo jedna waay dhisaan gobldooda kga tamilo qado odweyne waa howd waxayala majiiraan hdna berbera waay ka hormrsantahay markaa reer saxiilka qurba jogna waxaan leyahay calacaal waxaba luguma dhise tacbkiina muujiya .

wabilhii towfiiq

salmu caykym

By:- foosiya maxamaed yasiin
uk