OGAYSIIS MUHIMA: Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Kulan Ku Qabanaya Magaalada Oslo







Waxa dhamman si Sharaf iyo maamuusba leh loogu war gelinayaa Jaaliyadda ee ku nool magaalada iyo Nawaaxigeeda in uu joogo magaala madaxda Oslo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane CABDIRAXMAAN CABDILLAAHI ( CIRRO )

Guddoomiyuhu waxa Bulsha weynta ree ee iyo duleedkeeda ku nool uu kula kulmi doonaa kulana hadli doonaa Goobtan ama Cinwaankan:

GOOBTA: Smalgangen 1 GRONLAND VED POSTKONTORET.

wakhtiguna :

FADLAN ILAALI WAQTIGA.

ALAA MAHAD LEH