
Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa Dadweynaha Reer Somaliland ee Dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba ku nool daafaha dunida ku filiqsan in laguu furay Shabakad warar oo Cusub lana magac baxday Almisnews.com taas oo ad ka daalacan doonto wararkii ugu danbeeyay ee Dalka oo ah Bog cusub oo warar qoraal ah, kuwo Cod ah iyo weliba kuwo muuqaal ahba oo xaqiiqadana ku salaysan ad ka bogan doonto .
Waxaad Boggan Cusub ee www.Almisnews.com ka dheegan doontaa fallanqeynta arrimaha siyaasadda , waxbarashada , fanka iyo suuqaanta iyo barnaamijyo badan oo ku xiise gelin doona sidaasi darteed ha moogaanin inaad booqato shabakadda Cusub ee Almisnews.com iyo warar dheeli tiran oo ku qotoma xaqiiqadda dhabta ah oo dhinacna aan u Xaglinaynin .
Wariye Mohamed Mussa inji
Hargeysa
Somaliland
