waano gabdhaha somaliyeed ee dhalinkooda baday
Dawadan laysku cadeeyo ee ay cadaysteen
hablaheenu dhibaatoonka faraha badan








Dawadan laysku cadeeyo ee ay cadaysteen hablaheenu dhibaatoonka faraha badan ee kala kulmaan waxaa ka mida

cimri dagdag dhalmo la aan
xaydka oo naagta ka joogsada
kaadi farabadan oo qofka ku dhacada
macdanta oo xanuunta
caajis badan iyo wahsi
Dawada oo markay iska dayaan midabkay lahayd ku noqon wayda lago daal neerfaha oo xanuuna madax xanuun badan

wallayaal intaas oo kaliya maahee dhibaatooyin badarbadan ayaa jira qofkasta oo dawada isticmaala waxaas oo xanuuna ayaay dareemayaa tii hada aan dareemayna way u soo socotaa ee waxaan leeyahay walaldayda isticmaala in ay iska joojiyaan kimkalkaas intay maanta wax iska qabankaraan is bdhqabta ayaan dhihilahaa

waano

hooyoyinka waxaan leeyahay intaad wax ka waani kartaan ka waaniya oo la hadla islaankastaa haday qaylo iyo lacagta lagu soo gato laga ilaaliyo oo si wanaagsana islaantu wax uuga dhaadhiciso inaanteda wax yaa is badalaaya

raga somaliye

raga somliyeedna waxaan dhihilahaa gabdhaha aad ku leedihiin doqon iyo habeen ayaa madow walaal waa haybad alle siiyaay walaashaa tankale naagta iscadaysa ee bac gashataa way urtaa waa qof xanuusan walaal maanad doonay inaad wax dhasho walaashaa ku dheh iska daa dawada xanuunaa laga qaday walaal waainaan hablaheena wacdinaa oo ka joojinaa xanuunka oo galaaya wadankeena iyo hablaheena ku dhimanayaa walaal wa inaanu gacmaha is qabsanaa

warbaahinta

waxaan leeyahay qoladan warbaahinta inkuna markaste waa inaad ka hadashaan oo walaaladaada dhimanayaaya ama dhibku kusoo dhacaayo ka hortag markaste oo wacdi oo daadka waraysta oo islaamaha ka hadashiya kolay waxaa la helayaa qof uu dhib ka soo gadhay oo ka waramaya

anigoo aha muwaadinad u dhalatay somaliland kana gubaysa dhibka haysta walaladayda soomaliyeed By:-yaasmiin c\rahmaan
sweden