
Saldhiga buuliiska ee koonfurta Damaam ayaa maalintii axadii ina dhaaftay ka helay ashtako nin sacuudi ah oo 70 jir ah,
kaas oo
Yidhi waxaa I jidh dishay naagtaydii dhalinyarada ahayd markii aanu arin isla garan waynay, hadaba siduu sheegay nin u hadlay
Buuliiska gobolka bari kornayl yousuf al-qaxdaani , arinkii ashatakada waxaanu u gudbinay xeer ilaaliyaha sidii go’aan looga gaadhi
Lahaa .
By:-
Maxamad Cali Gaabiye
Riyadh,
Saudi Arabia
