maxaad ka taqana shirkada somtel








Anigoo ah maxamed cabdi xuseen(shiine) kuna nool magalada hargaysa, waxan maanta waxa yar ka odhanaya shirkada is gadhsiinta ee casriga ah ee magaceedu yahay somtek hargaysa waana sidan hoos ku qoran.

1.marka hor akhriste shirkadani waa shirkad si wanaagsan looga soo shaqaye weeye tayadeeduna waa fiican tahay oo biisi iyo lama heli karo malaha,

2.shirkadani waa shirkad ka talinaysa dalkeeda iyo dadkeeda waxay maalinta bari ah hadii ilaahay ina gandhsiiyo waa la furaya oo waxay qaybinaysa madaxyo iyo kaadhadh ah somtel tasoo lokolka aay bilaash tahay mudo dhan 6.bilood ,

3. waxa inta ku dheer oo ku jooga shaqale si wanaagsan loo tababar oo aqoon fiican ku leh qalabkan aay shirkadu ku shaqaynayso ,

4. akhriste meel kasata oo aad aduunka ka joogtid ah moogan shirkada somtel waa shirkad aad loo bogay oo ilaa hada oo aan la furin waxa xarunta shirkada ku arkeeysa dad weeyna badan oo waxad is odhanaysa meesha maxa ka dhacay markii aan ku soo baydha waxa legu jawaabay waxaba aay dhicin ee waxan doonayanay kadhkii iyo mobilkii shirkada somtel oo magalada ciyaal iyo ciroole waa la wada sugaya in la qato ,

5. marka waxan shacabka ku nool dalkan somaliland waxan leeyahay marka shirkaa la furo quba simakadhadii aad sidateed oo qata simikaadhka shirkadan casriga waxa la yidhi wixii cusub caalamka jecel balan teedu waa somtel igala soo hadal meel kasat oo aad calamka ka joogto.


qore. maxamed cabdi xuseen
em.shine448@hotmail.com hargaysa