JAALIYADA SOMALILAND EE FRANCE
Paris le 1er Juillet 2010






Hambalyo ku wajahan Madaxweyna M. Ahmed Mohamed Mahamoud iyo ku xigenkisa oo ku gulaystey dorashadi dacday 26 juin 2010 ee madaxtooyada Jamhurida Somaliland.

Maanta oo ay taariikdu tahay 01/07/2010, waxa lagu dhawaqay naatijadi ka so baxday codbixinta madaxtooyada Somaliland oo si habsami ah uga dhacday dhammaan lixda gobbol ee dalka Jamahurida Somaliland.

Natijadan ka so baxday codbixinti waxay mujisay sidi ay shacabka jamhuriyad somaliland ay raabeen, waxaynaa gushi ku raacday xusbiga KULMIYE ee hormoodka kayahay Mudane Ahmed Mohamed Mahamoud.

Anigo ku hadla magacayga, ka gudiga fulinta ee Jaaliyada Somaliland ee France iyo dhaman shacabka somaliland ee dagaan dalkan Fransiska, waxan hambalyo u dirayna Mudane Ahmed Mohamed Mahamoud iyo Mudane Abdourahman Abdillahi Ismaël oo ku kala gulaystay Madaweyene iyo wadaxweyne ku xigeen ee Jamhuriya Somaliland.

Sido ka le waxanu hambalyaynayna shicibka Somaliland sidi mas’uuliyada lahayd ee ay uga qayb qaateen doorashada madaxtooyada Somaliland oo si fiican u dhacday.

Guddiga doorashooyinka cidan nabadgalyada, culamadin ka, waxgardaka, saladinta, dhalinyarada, hawenka iyo cid kasto ka qaybqadatay hawshi qarameed waxan u dirayna Hambalyo kal iyo lab ah sidi sharaf ta lahay ee ay uga qaaygaleen.

Waxan ka lo an hambamlyaynayna, musharaxinti ka lee e sida sharafta lee u ayid natijadi dorashada ee Somaliland.

Ugu dambeyn waxanu Ilahay uga baryayna in Madaxweyna iyo ku xigenkisa in u ufududeeyo hawshan qaran ee lo xil saray oo runti mid culus ah sidi lo gudan laha, waxa se mudane firo gara ah ee aqonta iyo wayo aragnimada Mudane Ahmed Mohamed Mahamoud u leeyahay ka sari karta mowjadaha siyasada ee geeska una horseedi karo aqoonsiga aynu muddada dheer baadi goobka ugu jirney.

SomaliLand ha noolato.

Gudiga Fulinta ee Jaaliyada Somaliland ee France