HANBALYO KU SOCOTA QARANKA SOMALILAND








waxan hanbalyo iyo farxad leh hawada u marinayaa shacabka somaliland gar ahaan teegarayasha xisbiga kulmiye ee ku guulaystay talada dalka , waxa kale oo an halkan hanbalyo hawada u marinayaa madaxwayna somaliland ee ku guulaystay doorashada somalinad mudane axmed maxamed maxamuud siilanyo iyo ku xigeenkiisa saylici

Ilahayna waxan uga baryaa in uu u fududeeyo xilka uu ku guulaystay manta shacabka somaliland na waxan u rajaynayaa guul iyo barwaaqo waxa la odhankaraa waa iftiin somaliland manta u soo baxay isbadalkaa yimi ilahay ha inooga dhigo guul iyo barwaaqo

Alle mahad leh

By:- saleebaan maxamuud dhiidhi