Ciidamo kasocda ilaalada madaxtoyada Somaliland oo Lageeyey Guriga Axmed Silaanyo








Hargeysa (Saaxil.net news)- Warar lagu kalsoon yahay oon ka helnay Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa cadeenaya in xalay fiidkii guriga uu daganyahay musharax kulmiye mudane Axmed Silaanyo in aygaareen ciidanka ilaalada madaxtooyada Somaliland oo amnigiisa ilaalinayaa musharax kulmiye

Gudiga Doorashooyinka qaranka ayaa ku dhawaaqi doona Saacadaha soo socda ama ugu danbeyn khamiista

Xisbiga ku guleysatey madaxtinimda Somaliland,waloow haatan madaxda Xisbiyadu og yihiin natiijada cida ku guleeysatey doorashada